HomeWararMaxkamada Ciidamada Maamulka Jubbaland oo Xukuntay Dad lagu qabtay Maandooriye

Maxkamada Ciidamada Maamulka Jubbaland oo Xukuntay Dad lagu qabtay Maandooriye

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Maxkamada Ciidamada Maamulka Jubbaland ayaa ku riday 7 Ruux oo Maandooriyaha adeegsan jiray min 3 bilood oo Xarig ah iyo iney bixiyan lacag dhan 5 kun oo Dollarka Mareykanka.

Gudoomiye ku xigeenka Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Maamulka Jubbaland Bashiir Maxamuud Xareed ayaa Warbaahinta u sheegay in dadkan ay adeegsan jireen waxyaabaha Maaanka Dooriya.

Maamulka Jubbaland ayaa hore u mamnuucay adeegsiga Maandooriyaha waxana uu Maamulkasi la tiigsadaa Maxkamad cidkasta oo lagu helo dambigasi.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories