HomeWararXukuumadda Somalia Oo Shaacisay In Ay Wada Hadli Doonaan Dowladda & Somaliland

Xukuumadda Somalia Oo Shaacisay In Ay Wada Hadli Doonaan Dowladda & Somaliland

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka dowladda Somalia Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa ku dhawaaqay in markale kulan xasaasi ah ay wada qaadan doonaan masuuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Somaalia iyo Maamulka Somaliland. waxaa uu xusay in kulankaasi uu yahay mid looga gol leeyahay sidii ay u midoobi lahaayeen umadda soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan. Qodobada la rabo in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka dowladda Somalia Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa ku dhawaaqay in markale kulan xasaasi ah ay wada qaadan doonaan masuuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Somaalia iyo Maamulka Somaliland.

waxaa uu xusay in kulankaasi uu yahay mid looga gol leeyahay sidii ay u midoobi lahaayeen umadda soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan.

- Advertisement -

Qodobada la rabo in lagu heshiiyo ayuu ku sheegay Raisulwasaare ku-xigaynka in ay ka mid yihiin ka wada qaybsiga mamulka maaliyada, wada shaqaynta maxkamadaha, fulinta sharuuc dalka loo dajiyey inuu ku dhaqmo iyo arrimo kale oo dani ugu jirto Ummadda Soomaaliyeed.

“Shirkan waxaa uu naqanayaa mid bilaaban doona islamarkaana lagu mideynayo soomaaliweyn oo dhan waxaana rajeyneenaa in uu si habsami leh u dhaqan galo”.

Hadalkan ayaa waxaa uu imaanayaa iyadoo dhowr jeer xubno ka socda dowladda Dhexe iyo maamulka Somaliland ay kulamo qaateen hase haatee waxba aysan kasoo bixin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts