HomeWararKenya oo shegtay in aysan ku qanacsaneen qaabka loo fulinayo heyshiiskii saddex...

Kenya oo shegtay in aysan ku qanacsaneen qaabka loo fulinayo heyshiiskii saddex geesoodk ee Qaxootiga somalida

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasiirka Arimaha Gudaha dalka Kenya Joseph Nkaissery, ayaa sheegay in tan iyo Markii ay heshiis Saddex geedood ah ay wada galeen Somaliya iyo QM aysan jirin Qaxooti badan oo soomaaliya lagu celiyay. Heshiiskaasi ayaa dhacay 13 bishii November ee sanadkii 2013, waxaana xiligaasi ilaa iyo soomaaliya lagu celiyay 4,214 ruux. Iyadoo Qaxooti badan ay dalka […]

- Advertisement -

Wasiirka Arimaha Gudaha dalka Kenya Joseph Nkaissery, ayaa sheegay in tan iyo Markii ay heshiis Saddex geedood ah ay wada galeen Somaliya iyo QM aysan jirin Qaxooti badan oo soomaaliya lagu celiyay.

Heshiiskaasi ayaa dhacay 13 bishii November ee sanadkii 2013, waxaana xiligaasi ilaa iyo soomaaliya lagu celiyay 4,214 ruux. Iyadoo Qaxooti badan ay dalka Kenya ay joogaan, Sida uu hadalka udhigay.

- Advertisement -

“ Kuma farsana dowlada Kenya, heerarka ilaa iyo had ka fulay heshiiskii saddex Geesoodka ahaa.kaasoo aan ka fulin waxyaabo badan” ayuu yiri wasiirka.

Waxaa uu hadalkiisa uu sii raaciyay in dib ucelinta Qaxootiga soomaalida ay u arkaan in ay tahay mid dani ugu jirto soomaalida oo ay dib ugu dhisan karaan dalkooda hooyo ee soomaaliya, kaasoo iminka isku diyaarinaya doorsho marka lagaaro sanadkan 2016 bishiisa August.

Kenya ayaa dooneysay in si dardar ah loo celiyo Qaxootiga.

- Advertisement -

Waxaa uu ka hadlayay shir gaar ah oo ka dhacay Magaaladda Geneva ee dalka Switzerland.

Ugu dambeeyn ayuu sheegay in beesha caalamka ay taageerto dib ucelinta Qaxootiga soomaalida ee dalka Kenya jooga.

Latest stories