HomeWararCPJ Oo Ku Baaqday In La Sii Daayo Wariyayaasha TV-ga Universal

CPJ Oo Ku Baaqday In La Sii Daayo Wariyayaasha TV-ga Universal

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Iyadoo Ciidamadda dowladda Soomaaliya ay 2-dii bishan October xabsiga ay dhigeen labo wariye oo ka howlgalayay TV-ga Universal kuwaas oo kala ahaa agaasimaha Tv-ga ee Bariga Afrika Cabdulaahi Xirsi Kulmiye iyo Wariye  Cawil Dahir Salaad ayaa waxaa arintaasi si aad ah u cambaareeyay oo wax laga xumaado ku tilmaamay Golaha Badbaadinta Suxufiyiinta ee CPJ. Hadal qoraal […]

- Advertisement -

Iyadoo Ciidamadda dowladda Soomaaliya ay 2-dii bishan October xabsiga ay dhigeen labo wariye oo ka howlgalayay TV-ga Universal kuwaas oo kala ahaa agaasimaha Tv-ga ee Bariga Afrika Cabdulaahi Xirsi Kulmiye iyo Wariye  Cawil Dahir Salaad ayaa waxaa arintaasi si aad ah u cambaareeyay oo wax laga xumaado ku tilmaamay Golaha Badbaadinta Suxufiyiinta ee CPJ.

Hadal qoraal ah oo kasoo baxay CPJ ayaa  lagu sheegay in xariga wariyaasha loo geestay ay tahay wal wal dhinca amaanka oo wali ka jira dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

“Waa Cambaareeneynaa Xariga loo geestay  Abdullahi Hersi,Awil Dahir Salad iyo xariga Tv-ga Universal” sidaasi waxaa yiri wakiilka CPJ ee bariga Afrika Tom Rhodes.

“waxaa ugu baaqeynaa masuuliyiinta dowladda in ay joojiyaan dhibaateynta saxafiyiinta islamarkaana ay dhowraan xuriyadda warbaahinta madaxa banaan, sida uu qabo dastuurka dalka.”

Hey’addaha u dooda xuquuqda saxaafadda ayaa ku baaqay in si shuruud la,aan ah lagu sii daayo wariyaaasha Tv-ga Universal oo u xeran dowladda soomaaliya.

Latest stories