HomeWararQM oo shegtay in xiligaan soomaliya ay u baahan tahay warbaahin xur...

QM oo shegtay in xiligaan soomaliya ay u baahan tahay warbaahin xur ah

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wakiilka Qaramada Midoobe ee soomaaliya Ambasador Niclos Key, oo warbixin kooban bartiisa bulshada uu kula xiriiro soo dhigay, ayaa muujiyay walaaca uu ka qabo xirnaashaha labo weriye oo ka tisan Televeshinka Universal TV, oo ay xabsiga dhigeen Ciidamada dowlada soomaaliya. “ Waxaan ka walaacsanahay xariga wariyaasha Telveshinka UNIVERSAL TV, ee kala ah Awil Dahir iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakiilka Qaramada Midoobe ee soomaaliya Ambasador Niclos Key, oo warbixin kooban bartiisa bulshada uu kula xiriiro soo dhigay, ayaa muujiyay walaaca uu ka qabo xirnaashaha labo weriye oo ka tisan Televeshinka Universal TV, oo ay xabsiga dhigeen Ciidamada dowlada soomaaliya.

“ Waxaan ka walaacsanahay xariga wariyaasha Telveshinka UNIVERSAL TV, ee kala ah Awil Dahir iyo Abdullahi Hersi. Soomaaliya waxaa ay ubaahantahay warbaahin xur ah iminka iyo inta lagu guda jiro nidaamyada doorashada soomaaliya ee 2016” ayuu yiri.

- Advertisement -

Xariga wariyaasha Universal TV, ayaa yimid kadib markii uu televeshinkaasi uu si toos ah ubaahiyay barnaamij loogu hadlayay siyaasada soomaaliya iyo Baarlaanka.

Sidoo kale Muqdisho cable oo ah xarun kulmisa Tv-yo badan inta badan ay daawadaan dadka Muqdisho ayaa waxaa laga saaray Tv-ga Universal oo haray uga mid ahaa.

lama oga sababta arintaan ka dambeysa hasa yeshee waxa ay kusoo begmeysaa xili ay weli Muqdisho ku xiran yihin laba kamida shaqaalaha Tv-gaas.

- Advertisement -

Wariyaasha Universal TV ayaa cisho imminka u xiran dowlada soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts