HomeWararErgayga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay oo cambaareeyay xariga wariyeyaasha Soomaaliyeed

Ergayga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay oo cambaareeyay xariga wariyeyaasha Soomaaliyeed

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Ergayga- gaarka ah ee Xoghayaha Guudd ee Qaramada Midoobay, Nikolas Kay ayaa cambaareeyay xariga laba wariye ee telefishinka Universal iyo sida xooga leh ee loo xiray xafiiska Telefishinka Universal ee Muqdisho 02 Oktoober 2015. “Waxaa aad muhiim u ah in ay warbaahintu ahaato mid xor ah, madaxbanaan, kalana duwan”, ayuu yiri Ergayga gaarka ah, Nikolas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ergayga- gaarka ah ee Xoghayaha Guudd ee Qaramada Midoobay, Nikolas Kay ayaa cambaareeyay xariga laba wariye ee telefishinka Universal iyo sida xooga leh ee loo xiray xafiiska Telefishinka Universal ee Muqdisho 02 Oktoober 2015.

“Waxaa aad muhiim u ah in ay warbaahintu ahaato mid xor ah, madaxbanaan, kalana duwan”, ayuu yiri Ergayga gaarka ah, Nikolas Kay. “Xuriyatul Qoolka waxa ay ka midtahay xuquuqda aasaasiga ah, waxayna muhiim u tahay sidii lagu abuuri lahaa jawi horumariya dooda ama afkaarta dadka iyo sidii ay dadwaynaha ooga qaybqaadan lahaayeen geedi socodka doorashada 2016 iyo habka qaran iyo dhowlad dhisid eek a socda Soomaaliya.

- Advertisement -

Xiritaanka labada wariye wuxuu la xariiraa doodii laga sii daayay Telefishinka Universal 30kii Sebtember 2015.

Eryaga Gaarka ah Kay wuxuu oogu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay si dhakhso leh talaabo u qaado so loo xaqiijiyo amaanka iyo Xuquuqul-insaanka wariyayaasha.

DHAMMAAD

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts