HomeWararDowlada Jarmalka oo wadamo ay somaliya ku jirto ku deeqay lacago wax...

Dowlada Jarmalka oo wadamo ay somaliya ku jirto ku deeqay lacago wax loogu qabanayo is dhexgalka Bulshadda

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Jamhuuriyadda Federaalka ee Jarmalka ayaa ku deeqday wadamada Bariga Qaarada Africa lacag gaareysa 37 € oo sidoo kalena udhiganta (Shs157b) si ay utaageerto is-dhexgalka Bulshada Bariga Afrika (EAC). Waxaa lacagtaan deeqda ah ay ka kaafin doontaa wadamada Bariga Africa, hormarinta gobolka iyo kaabayaasha dhaqaalaha, daawooyinka iyo tirtiridda iyo is waafajiyo canshuurta. Meelaha kale ee ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jamhuuriyadda Federaalka ee Jarmalka ayaa ku deeqday wadamada Bariga Qaarada Africa lacag gaareysa 37 € oo sidoo kalena udhiganta (Shs157b) si ay utaageerto is-dhexgalka Bulshada Bariga Afrika (EAC).

Waxaa lacagtaan deeqda ah ay ka kaafin doontaa wadamada Bariga Africa, hormarinta gobolka iyo kaabayaasha dhaqaalaha, daawooyinka iyo tirtiridda iyo is waafajiyo canshuurta.

- Advertisement -

Meelaha kale ee ay uga faa’iideysankaraan ayaa ah dhinaca abuuritaanka isgaarsiinta shacabka dhexdooda xaqiijinta adeegyada aasaasiga ah sida biyaha iyo waxyaabo kale.

Soomaaliya ayaa  kamid ah wadamada bariga Africa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts