HomeWararDadka ku Nool Sh/Dhexe oo ka cabsanaya Fatahaad uu sameeyay Wabiga Shabeele

Dadka ku Nool Sh/Dhexe oo ka cabsanaya Fatahaad uu sameeyay Wabiga Shabeele

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Dadka ku nool Magaalada Jowhar Ee Xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa ka cabsi qaba fatahaad uu markale sameeyo Wabiga Shabeelle. Dadka deegaanka oo garab ka helaya Maamulka Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa bilaabay olole xoogan waxa ay difaacyo u sameeyen goobaha laga yaabo in biyaha ay ka soo fatahan. Gobolka shabeelada Dhexe gaar ahaan deegaanada Hoos […]

- Advertisement -

Dadka ku nool Magaalada Jowhar Ee Xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa ka cabsi qaba fatahaad uu markale sameeyo Wabiga Shabeelle.

Dadka deegaanka oo garab ka helaya Maamulka Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa bilaabay olole xoogan waxa ay difaacyo u sameeyen goobaha laga yaabo in biyaha ay ka soo fatahan.

- Advertisement -

Gobolka shabeelada Dhexe gaar ahaan deegaanada Hoos yimaada Xarunta Gobolkasi ee jowhar ayuu fatahaad ka sameeyey Wabiga shabeelle dhowr jeer Sanadkii hore balse iskaashi kadib shacabka iyo Maamulka Gobolka ayaa ku guuleystay iney ka hortagan.

Latest stories