HomeWararMareykanka oo Kenya ku cadaadinaya balaarinta Xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya

Mareykanka oo Kenya ku cadaadinaya balaarinta Xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dowlada Mareykanka ayaa ku riixeysa maamulka dalka Kenya in ay balaariyaan xerada Qaxootiga ee Dhadhaab, halkaasoo ay ku jiraan Qaxooti badan oo soomali ah, sida lagu sheegay qoraal Email oo ay baahisay wasaarada arimaha dibada ee dalka Mareykanka State Department. Emailka ayaa la daabacay maalintii Arbaca, waxaa lagu sheegay in dowlada Kenya ay furto Ifo […]

- Advertisement -

Dowlada Mareykanka ayaa ku riixeysa maamulka dalka Kenya in ay balaariyaan xerada Qaxootiga ee Dhadhaab, halkaasoo ay ku jiraan Qaxooti badan oo soomali ah, sida lagu sheegay qoraal Email oo ay baahisay wasaarada arimaha dibada ee dalka Mareykanka State Department.

Emailka ayaa la daabacay maalintii Arbaca, waxaa lagu sheegay in dowlada Kenya ay furto Ifo 2 xero la yiraahdo sida Qaxootiga xad dhaafka ah ay hooy ugu noqoto.

- Advertisement -

Xerada Dhabab ayaa iminka marti galineysa ku dhowaa Nus Million waxaana ay kor u dhaafayaan 90,000 oo qaxooti ah.

Sanadkii 2011 dowlada Kenya ayaa aragtay tiradii ugu badneed ee soomaali qaxooti ah oo kazoo baxay abaarihii soomaaliya.

Dowlada kenyaa si adag uga soo horjeesatay balaarinta xerada Qaxootiga iyadoona sheegtay in ay taasi amni sari ay ku tahay amaanka dalka Kenya iyadoona xirta xadka ay la wadaagto soomaaliya.

- Advertisement -

Caawiyaha xoghayaha Mareykanka Reuben Brigety, ayaa sheegay in uu la kulmay xiligaasi reysal’wasaarihii dalka Kenya Raila Odinga iyo wasiirkii arimaha gudaha dalka George Saitoti, kadib markii ay dowlada Kenya ay diiday qorshaha lagu furaayo xero cusub maadaama ay xiligaasi badnaayeen Qaxootiga.

Latest stories