HomeWararCiidamada Dowlada oo Qarax lagula eegtay Gobolka Hiiraan

Ciidamada Dowlada oo Qarax lagula eegtay Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Qarax  xoogan oo khasaare badan dhaliyay in lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlad Federaalka Soomaaliya. Qaraxa ayaa Ciidamada lagula eegtay Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiran sida ay xaqiijiyen ila wareedyo lagu kalsoon yahay. Qaraxa lala eegtay Ciidamada Dowlada ayaa ahaa Miino dhulka lagu aasay balse weli […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Qarax  xoogan oo khasaare badan dhaliyay in lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlad Federaalka Soomaaliya.

Qaraxa ayaa Ciidamada lagula eegtay Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiran sida ay xaqiijiyen ila wareedyo lagu kalsoon yahay.

- Advertisement -

Qaraxa lala eegtay Ciidamada Dowlada ayaa ahaa Miino dhulka lagu aasay balse weli lama ogga khasaaraha rasmiga ee ka dhashay Qaraxasi.

 

Latest stories