HomeWararMareykanka oo abaalmariyay Saraakiil hore uga Tirsanaa AMISOM.

Mareykanka oo abaalmariyay Saraakiil hore uga Tirsanaa AMISOM.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Dowlada Mareykanka ayaa Lix Sarkaal oo u dhalatay Wadanka Uganda waxa ay u aqoonsaden Askar xushmad leh oo si wanaagsan ugu soo tabarucay Howlgalka AMISOM ee lagula Dagaalamayo Xarakada Al Shabab. General David M. Rodriguez oo ah Taliyaha Ciidamada Mareykanka Ee Afrika oo ku hadlayay Magaca Dowlada Mareykanka ayaa abaalmariyay Saraakisha kala:-  Katumba Wamala, Lt. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlada Mareykanka ayaa Lix Sarkaal oo u dhalatay Wadanka Uganda waxa ay u aqoonsaden Askar xushmad leh oo si wanaagsan ugu soo tabarucay Howlgalka AMISOM ee lagula Dagaalamayo Xarakada Al Shabab.

General David M. Rodriguez oo ah Taliyaha Ciidamada Mareykanka Ee Afrika oo ku hadlayay Magaca Dowlada Mareykanka ayaa abaalmariyay Saraakisha kala:-  Katumba Wamala, Lt. Gen. Andrew Gutti, Maj. Gen. Levi Karuhanga, Maj. Gen. Nathan Mugisha, Maj. Gen. Francis Okello and Maj. Gen. Fred Mugisha.

- Advertisement -

Shan kamid ah Saraakiishan ayaa la soo shaqeeyay Howlgalka AMISOM Ee Soomaaliya .

General Katumba Wamala oo ka soo shaqeeyay Soomaaliya ayaa sheegay doorka Mareykanka Ee AMISOM inuu yahay mid aan meesha ka bixi doonin.

Mareykanka ayaa taageera Howlgalka AMISOM oo ay ka qeybgalan ku dhawaad 22,100 oo ka socota Wadamada Uganda,Kenya,Jabuuti iyo Burundi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts