HomeWararDowlada Canada oo Aqbashay Codsiga Magangalyo oo uu Weydiistay Wiil Soomaali ah...

Dowlada Canada oo Aqbashay Codsiga Magangalyo oo uu Weydiistay Wiil Soomaali ah oo Dabaal ku galay Dalkasi.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

War Qoraal ah oo ay soo saaren waaxda Socdaal iyo arrimaha Qaxootoga Dalka Canada ayaa lagu sheegay in Dowlada Canada ay aqbashay Codsi ka yimid Wiil Soomaali ah oo Dabaal kaga soo talaabay Wabiga Cas Ee u dhaxeeya Dalalka Mareykanka iyo Canada. Canada waxa ay sheegtay Yaxye Samatar oo ah wiil soomaali ah oo jira […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Qoraal ah oo ay soo saaren waaxda Socdaal iyo arrimaha Qaxootoga Dalka Canada ayaa lagu sheegay in Dowlada Canada ay aqbashay Codsi ka yimid Wiil Soomaali ah oo Dabaal kaga soo talaabay Wabiga Cas Ee u dhaxeeya Dalalka Mareykanka iyo Canada.

Canada waxa ay sheegtay Yaxye Samatar oo ah wiil soomaali ah oo jira 32 sanno ay dhageysten Codsigiisa islamarkanaa ay aqbalen Imminkana uu weydisan karo Deganaansho joogta ah oo uu ka helayo Dalka Canada.

- Advertisement -

Yaxye Samatar waxa suurtagal ah iney ku qaadato muddo ka badan Hal Sanno inuu ku helo degnaanshaha balse markasi waxa uu awood u heli doona inuu u dodo Xaaskiisa iyo 4 carruur ah oo uu dhalay inuu Canada geeyo.

Yaxye Samatar ayaa haa shaqaale u dooda xuquuqda Aadanaha ka hor inta uusan ka tagin Soomaaliya waxa khafaalatay oo markii dambana u hanjabtay Al Shabab sida uu isaga sheegtay.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts