HomeWararAl Shabab oo xir xirtay Saraakiil Ajaanib ah oo iyaga ka tirsanaa

Al Shabab oo xir xirtay Saraakiil Ajaanib ah oo iyaga ka tirsanaa

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Ila wareedyo la hadlay Idaacada Mareykanka Ee VOA ayaa sheegaya Dagaalamayaal aad u hubeysan in ay xir xiren Saraakiil Ajaanib ah oo gaaraya 5 ruux kuwaas oo taageersanaa in Xarakada ay ku biirto Kooxda Daacish. Saraakiisha ayaa lagu xiray Habeenkii Talaadada Ee Toddobaadkan Magaalada Jamaaame oo qayaastii 600 KM dhinaca Koonfureed kaga beegan Magaalada Muqdisho. […]

- Advertisement -

Ila wareedyo la hadlay Idaacada Mareykanka Ee VOA ayaa sheegaya Dagaalamayaal aad u hubeysan in ay xir xiren Saraakiil Ajaanib ah oo gaaraya 5 ruux kuwaas oo taageersanaa in Xarakada ay ku biirto Kooxda Daacish.

Saraakiisha ayaa lagu xiray Habeenkii Talaadada Ee Toddobaadkan Magaalada Jamaaame oo qayaastii 600 KM dhinaca Koonfureed kaga beegan Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Cadeymaha Ragga la xir xiray weli lama ogga balse dadka deegaanka ayaa sheegaya in la maqlay Rasaas xoogan xiliga la xirayay raggasi lkn sido kale lama ogga in cidna ay wax ku noqotay Howlgalkasi.

Ila Wareedyo ku dhaw dhaw Xarakada Al Shabab ayaa u sheegay VOA in la isku dayay in la aamusiiyo Ajaanibta u codeyay in Lagu biiro Kooxda Daacish halka Xubno badan oo Xarakada Ka tirsan ay weli taagersan yihiin in laga mid ahaado Shabakada Al Qacida.

Latest stories