HomeWararDowlada Finland oo dib u eegis ku sameyneysa codsiyada magangalyo ee uga...

Dowlada Finland oo dib u eegis ku sameyneysa codsiyada magangalyo ee uga yimaada dadka kasoo jeeda wadamada somaliya iyo Ciraaq

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Dowlada Finland, ayaa markii ugu horeysay sheegtay in ay ka laabatay go’aankeedii ahaa in aysan soo dhaweyneen Qaxootiga kasoo jeeda wadamda Somaliya iyo Ciraaq, iyadoona sheegtay in ay dib ugu laabaneyso codsiyada magangalyo doo nee kagag yimaada dadka kasoo jeeda dalalkaas labada ah. Warbixinta ayaa sheegeysa in dowlada ay qiimeysay xaaladaha amni darida ka jirta […]

- Advertisement -

Dowlada Finland, ayaa markii ugu horeysay sheegtay in ay ka laabatay go’aankeedii ahaa in aysan soo dhaweyneen Qaxootiga kasoo jeeda wadamda Somaliya iyo Ciraaq, iyadoona sheegtay in ay dib ugu laabaneyso codsiyada magangalyo doo nee kagag yimaada dadka kasoo jeeda dalalkaas labada ah.

Warbixinta ayaa sheegeysa in dowlada ay qiimeysay xaaladaha amni darida ka jirta labadaasi wadan, sidaasi darteena ay u aqbaleyso sheegasha magangalyada qaxootiga labadaasi dal kasoo jeeda, iyadoo dib la iskugu laaban doono.

- Advertisement -

Hey’adda Qaxootiga dalkaasi ee la yiraahdo The Finnish Immigration Service, ayaa ku sheegtay warsaxaafadeed, in go’aankaan ay gaareen kadib labo todobaad oo ay qiimeeyn wadeen.

Qaastii 17,000 oo Magangalyo doon ah ayaa tagay dalk Finland sanadkaan oo keliya, waxaa 69 % ay yihiin kuwo ka yimid dalka Ciraaq halka 10% ay kazoo jeedaan wadanka Soomaaliya.

Finland ayaa waxaa ay kamid tahay wadamada ugu badan ay tagaan soomaliya Yurub, kuwaasoo ka cararay dalka Soomaaliya.

Latest stories