HomeWararSaraakiil kenyati ah oo dalka Mareykanka loogu diray sidii ay usoo baran...

Saraakiil kenyati ah oo dalka Mareykanka loogu diray sidii ay usoo baran lahaayeen ilaalinta xuduuda ay soomaliya la wadaagaan

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wasiirka arimaha gudaha dalka Kenya Joseph Nkaissery, ayaa sheegay in 25 sarkaal ay udireen dalka Mareykanka kuwaasoo loosoo tababarayo sidii ay u ilaalin lahaayeen xadka gaar ahaa midka ay la wadaagaan soomaaliya. Saraakiisha ayaa iminka waxaa ay tababar ay ku qaadanayaan halka ka lagu magacaabo El Paso oo ku dhow xadka uu Mareykanku la wadaagp […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka arimaha gudaha dalka Kenya Joseph Nkaissery, ayaa sheegay in 25 sarkaal ay udireen dalka Mareykanka kuwaasoo loosoo tababarayo sidii ay u ilaalin lahaayeen xadka gaar ahaa midka ay la wadaagaan soomaaliya.

Saraakiisha ayaa iminka waxaa ay tababar ay ku qaadanayaan halka ka lagu magacaabo El Paso oo ku dhow xadka uu Mareykanku la wadaagp dalka Mexco.

- Advertisement -

Wasiirka arimaha gudaha Joseph Nkaissery, oo saxaafada kula hadlayay magaalada New York, ayaa sheegay in kooxdaasi ay soo barandoonaan habka loola macaalimo xuduuda, iyo sida howgaladda xuduuda ay usoconkaraan.

Dowlada Kenya ayaa shegtay in ay qaati kataagantahay werarada kaga yimaada Al Shaba boo ay sheegeen in badankooda laga soo abaabula xadka ay la wadaagaan soomaaliya.

Dowlada Kenya ayaa sidoo kale ka dhawaajisay dhawaan in ay dhiseyso derbi dheer oo dhirirkiisa lagu sheegay 700 KM inta udhexeysa xadka soomaaliya iyo Kenya, si ay uga feejignaato werarada Al Shabab, iyo dadka sida sharcidarada ah usoo galaya dalkaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale dowlada Kenya , ayaa waxaa ay had iyo jeer ay soo bandhigtaa controbaan sokor ah oo ay sheegto in laga soo galiyo dhanka soomaaliya.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts