HomeWararMadaxda Dalka oo u Hambalyeeyay Ummada Soomaaliyeed

Madaxda Dalka oo u Hambalyeeyay Ummada Soomaaliyeed

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Madaxda Soomaaliyeed ayaa ugu hambalyeeyay dhamaan Ummada Soomaaliyeed Maalinta Ciidul Fidri oo Dunida Muslimka looga dabaal dagayo.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud,Gudooomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cisman Jawaari iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa dadka kula tukaday masjidka Isbaheysiga Ee Muqdisho.

Dhamaan si isku mid ah ayay ugu hambalyeeyen Shacabka Soomaaliyeed Ee ku sugan Dalka iyo Dibada iyo dhamaan ummada Muslimiinta.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories