- Advertisement -
- Advertisement -
Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Saakay Dagaal u dhaxeeya Al Shabab iyo AMISOM uu halkasi ka dhacay.
Dagaalka ayaa bilawday kadib Markii AMISOM ay soo Weeraren Dagaalamayal ka tirsan Al Shabab.
- Advertisement -
Dagaalka ayaa imaanaya iyada oo saakay loo Dabaal dagayo Munaasabada Ciidul Adxa.
