HomeWararMidowga Africa oo dalbatay kordhinta taagerida deganaashaha soomaaliya

Midowga Africa oo dalbatay kordhinta taagerida deganaashaha soomaaliya

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

Maman Sidikou oo ah Ergayga Midowga Afrika ee Somalia ahna Madaxa howgallada Midowga Africa ee AMISOM, ayaa sheegay in uu ku baaqayo in la kordhiyo taageerida deganaashaha soomaaliya.

“kama quursaneyso kuwa dalaada kawada soomaaliya eek u aadan nabad kusoo dabaalida soomaaliya Mustaqbal ifaaya ee soomaaliya waxaa uu ku tiirsanyahay dadaal iskaashi kaasoo kor uqaadi kara Nabada soomaaliya,” ayuu ku yiri warsaxaafadeed uu kazoo saaray caasimada Muqdisho.

Sidoo kale waxaa uu hadlkiisa uu sii raaciyay taageerida ka imaaneysa Midowga Africa iyo beesha caalamka ee ay heleyso soomaaliya, ayaa hogaamineysa dadaalka nabad kusoo celinta soomaaliya, sidoo kale waxaa uu carabka ku dhuftay in soomaaliya iminka ay awood ay uleedahay in ay kobac ka sameyso dhaqaalaha iyo siyaasadda.

Dalalka Midowga Africa, ayaa ciidamo ku taageeray soomaaliya si ay ula dagalamaan Xarakada Al Shabab.

AMISOM, ayaa kala kulanta weeraro xiliyada qaar dagaalamayaasha Al Shabab, waxaana ugu dambeyay werakii qasaaraha xoogan uu kazoo gaaray Uganada ee ka dhacay degaanka Janale ee Goblka Shabellada Hoose.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories