HomeWararQM oo sheegatay in Qaxooti badan oo soomaali ah ay kasoo laabteen...

QM oo sheegatay in Qaxooti badan oo soomaali ah ay kasoo laabteen dalka Kenya

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Hey’adda Qaramada Midoobe uqaabilsan Qaxootiga ee UNHCR, ayaa sheegtay in ay xeryaha Qaxootiga dalka Kenya sida Dhadhaab iyo kuwa kale ay kasoo laabteen qaxooti badan oo soomaali ah kuwaasoo tiradooda ay ku sheegeen 4,108 ruux, tan iyo bishii December ee sanadkii 2014. Sidoo kale hey’adda ayaa sheegtay in 250 ruux ay mareen dhulka, halka 224 […]

- Advertisement -

Hey’adda Qaramada Midoobe uqaabilsan Qaxootiga ee UNHCR, ayaa sheegtay in ay xeryaha Qaxootiga dalka Kenya sida Dhadhaab iyo kuwa kale ay kasoo laabteen qaxooti badan oo soomaali ah kuwaasoo tiradooda ay ku sheegeen 4,108 ruux, tan iyo bishii December ee sanadkii 2014.

Sidoo kale hey’adda ayaa sheegtay in 250 ruux ay mareen dhulka, halka 224 kalena ay saarneen diyaarado kuwaasoo la geeyay soomaaliya 15-kii hore ee bisha September.

- Advertisement -

Tirada guud, waxaa ay noqoneysaa ee aan caawinay ee sida iskooda ahna ugu laabatay soomaaliya  4,108 ruux 15-kii hore ee bisha September waxaa dhulka ku safray 3,510 waxaa sidoo kale aan diyaarad saarnay 598 kale, ayaa ku qornaa warbixin ay kasoo saarneen xafiiskooda Magaalada Niarobi Hey’adda Qaramada Midoobe uqaabilsan Qaxootiga ee UNHCR.

Heshiiskii arimaha Qaxootiga ee dowladda Soomaaliya, Kenya iyo Hey’adda Qaramada Midoobe uqaabilsan Qaxootiga ee UNHCR, ayaa ahaa in soomaalida Qaxootiga ku ah dalkaasi, lagu celiyo inta dooneysa meelihii ay asalkooda kasoo carareen ee soomaaliya.

Xeradda Dhadhaab, ayaa ah xerida ugu badan ee ay ku jiraan soomaalida dalkaasi Kenya u cararay wixii ka dambeeyay bur burkii soomaaliya, waxaana halkaasi ki caawiyay hey’addaha Qaxootga ee dalka Kenya

Latest stories