HomeWararShirka Wada Tashiga Hiigsiga 2016 oo Ka Furmaya Muqdisho

Shirka Wada Tashiga Hiigsiga 2016 oo Ka Furmaya Muqdisho

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Shirka Wada tashiga Hiigsiga 2016ka ayaa lagu wadaa inuu ka furmo Maalinta Berito Magaalada Muqdisho iyada oo amaankana aad loo adkeeyay.

Waxa Maanta soo gaaraya Caasimada Muqdisho Hogaamiyeyaasha Maamul goboleedyada Dalka Soomaaliya gaar ahaan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Adan iyo Madaxweynaha Galmudug Cabdikareem Xuseen Guuled.

- Advertisement -

Shirkan ayaa looga hadli doonnaa nooca Doorasho oo ay Soomaaliya sameyn doonto Sanadka dambe iyo wadada lagu gaari karo iyada oo ay dowlada Dagaal xoogan kula jirto Kooxda Al Shabab.

Latest stories