HomeWararMaxkamad ku taalla Kenya oo amartay in Xabsiga lagu sii hayo Seddex...

Maxkamad ku taalla Kenya oo amartay in Xabsiga lagu sii hayo Seddex Haween oo lala xiriiray Al Shabab

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Maxkamad ku taalla Magaalada Mombasa Ee Gobolka Xeebta Ee Dalka Kenya ayaa amartay in xabsiga lagu sii hayo Seddex dumar ah oo looga shakisan yahay Al Shabab. Haweenkan ayay soo xiren Booliska Arbacadii Shalay kadib markii la ogaaday iney doonayen iney ku biiran Al Shabab. Waxa ay waten Laptopyo,Moobelo,Qalabka Sirdoonka iyo agabyo kale sida lagu […]

- Advertisement -

Maxkamad ku taalla Magaalada Mombasa Ee Gobolka Xeebta Ee Dalka Kenya ayaa amartay in xabsiga lagu sii hayo Seddex dumar ah oo looga shakisan yahay Al Shabab.

Haweenkan ayay soo xiren Booliska Arbacadii Shalay kadib markii la ogaaday iney doonayen iney ku biiran Al Shabab.

- Advertisement -

Waxa ay waten Laptopyo,Moobelo,Qalabka Sirdoonka iyo agabyo kale sida lagu shaaciyay dukumenti ay sii deysay Maxkamada Mombasa.

Kenya oo xad la wadaagto Soomaaliya waxa ay weeraro joogta ah kala kulantaa Xarakada Al Shabab Ee Soomaaliya.

Bishii April Al Shabab ayaa ku dishay Weerar xoogan oo ka dhacay Gobolka W/Bari Dalka Kenya ku dhawaad 148 qof.

- Advertisement -

Door Joogtii Soomaaliya oo Kenya ka uga soo laabaneysa Xasilooni dari xoogan.

Latest stories