HomeWararXildhibaano Baarlamaanka Ka Tirsan oo Ka Badbaaday Weerar ay la eegten Al...

Xildhibaano Baarlamaanka Ka Tirsan oo Ka Badbaaday Weerar ay la eegten Al Shabab

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale oo Dowlada Soomaaliya ka tirsan ayaa ka badbaaday Weerar ay ku qaaden Dagaalamayaal ka tirsan Al Shabab.

Weerarka ayaa ka dhacay Tuulo khayaastii 9 KM u jirta Magaalada Beledweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Laba askari ayaa ku dhaawacmay oo dowlada Soomaaliya ka tirsan sida laga soo xigtay ila wareedyo lagu kalsoon yahay.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories