HomeWararWasaaradda arimaha dibada dalka Imaaraadka oo martigalineysa barnaamij lagu maalgalinayo Soomaaliya

Wasaaradda arimaha dibada dalka Imaaraadka oo martigalineysa barnaamij lagu maalgalinayo Soomaaliya

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Maanta Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Imaaraadka ayaa waxaa ay soo qaban qaabisay kulan siminaar ku saabsan oo fursadaha maal-gashiga iyo horumarinta ee Soomaaliya doorka lagu saarayo oo ayna goobjoog ka yihiin wakiilo matalaya dowlada soomaaliya. Dhinaca dowlada Imaaraadka waxaa hogaaminaya Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Kaaliyaha arrimaha dhaqaalaha Khalid Ghanim Al Ghaith halka dhinaca soomaaliyana ay […]

- Advertisement -

Maanta Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Imaaraadka ayaa waxaa ay soo qaban qaabisay kulan siminaar ku saabsan oo fursadaha maal-gashiga iyo horumarinta ee Soomaaliya doorka lagu saarayo oo ayna goobjoog ka yihiin wakiilo matalaya dowlada soomaaliya.

Dhinaca dowlada Imaaraadka waxaa hogaaminaya Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Kaaliyaha arrimaha dhaqaalaha Khalid Ghanim Al Ghaith halka dhinaca soomaaliyana ay metelayaan wasiirka Arrimaha Dibadda Cabdisalaan Hadliye Cumar.

- Advertisement -

Al Ghaith , ayaa soo dhaweeyay  Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo wafdigiisa soomaaliya,waxaana uu amaanay hormarada ka dhexjira xiriirka labada dowladood.

Shirkaan manta ka furmay dalka Imaaraadka ayaa waxaa uu yahay mid lagu doonayo in lagu maalgaliyo soomaaliya, islamarkaana furasdo maalgalin loogu abuurayo Shirkaddaha daneeya maalgashiga soomaaliya, maadaama iminka ay wadamada caalamka ay shegeen in Nabadda soomaaliya in ay soo bidhaameyso.

Imaaraadka ayaa waxaa uu kamid yahay waadamada khaliijka ee sida badan taageera siiya dowlada soomaaliya.

Latest stories