HomeWararHeyshiis cusub oo dib loogu caawinayo qaxootiga ee somaalida oo ay saxiixeen...

Heyshiis cusub oo dib loogu caawinayo qaxootiga ee somaalida oo ay saxiixeen dowlada somaliya iyo QM

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Danjiraha dalka Talyaaniga ujooda soomaaliya H. E. Fabrizio Marcelli, iyo wakiil ka socda hey’adda QM uqaabilsan Qaxootiga ee UNHCR, Ms. Bushra Halepota, ayaa wada saxiixay heshiis cusub oo dhigaya in kaalmo maaliyadeed lagu caawiyo hey’adda UNHCR si dib loogu soo celiyo Qaxootiga soomaalida, gaar ahaan kuwa ku sugan dalka Yemen, oo ay dagaalo sokeeye ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Danjiraha dalka Talyaaniga ujooda soomaaliya H. E. Fabrizio Marcelli, iyo wakiil ka socda hey’adda QM uqaabilsan Qaxootiga ee UNHCR, Ms. Bushra Halepota, ayaa wada saxiixay heshiis cusub oo dhigaya in kaalmo maaliyadeed lagu caawiyo hey’adda UNHCR si dib loogu soo celiyo Qaxootiga soomaalida, gaar ahaan kuwa ku sugan dalka Yemen, oo ay dagaalo sokeeye ay ka socdaan.

Munaasabadan ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha hey’adda Qaxootiga somaliya iyo Dadka Gudaha Ku Barokacay, Mr. Ahmed Nuur, Ambassador-ka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ujooga dalka Kenya, HE Jamal Mohamed Hassan iyo Ergayga gaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ee Xuquuqda Carruurta ee iyo Muhaajiriinta, Ms. Mariam Yassin Hagi Yussuf.

- Advertisement -

Heshiiska waxa loola jeedaa in deeq ah 1 milyan oo Euro lagu tageero mashruuca UNHCR, iyadoo lagu caawinayo sidii Qaxootiga soomaalida ee dalka Yemen loo keeni lahaa soomaaliya.

Mashruuca ayaa sidoo kale lagu shegay in ujeedkiisu uu yahay gargaar in loo fidiyo Qaxootiga soomaalida ee kazoo carraray dalka ay dagaalada ka jiraan ee Yemen.

Lacah gaareysa  4.7 million Euro ayaa sanadkii lasoo dhaafay la sheegay lagu loogu howgalay soomaaliya oo dhan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts