HomeWararShir loogu hadlayo Arrimaha soomaaliya oo ka dhacaya Magalada New York ee...

Shir loogu hadlayo Arrimaha soomaaliya oo ka dhacaya Magalada New York ee dalka Mareykanka

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Bisha soo socota ayaa waxaa magalada New Yorka ee dalka Mareykanka ka dhaci doona shir ay wada gudoomin doonaan Madaxda dowlada Soomaaliya iyo Qaramada Midoobe.

Shirka ayaa waxaa la filayaa in loogu hadlo, hiigsiga cusub ee soomaaliya iyo wixii ka qabsoomay, sidoo kale waxaa dowlada ay sheegtay in shirkaasi xooga lagu saari doona qabsoomid doorashada Madaxtinimo ee dalka Somaliya marka lagaaro Sanadka 2016.

Shirkaan la filayo in uu ka dhacay Magaalada New York ee caasimada dalka Mareykanka, ayaa waxaa sidoo kale la sheegayaa in ajandihiisa uu ugu weyn yahay arimaha barnaamijka Hiigsiga “New Deal” inta ay dowlada somaliya ay jirtay lagu kala qabtay dalka gudihiisa iyo dibadiisa.

 

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories