HomeWararOrodyahan Soomaali ah oo ku guuleystay Ciyaaraha Maratoonka Denmark

Orodyahan Soomaali ah oo ku guuleystay Ciyaaraha Maratoonka Denmark

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Sanadkii 2001 ayaa uu galay dalka Denmark, isagoo Qaxooti ahaan loo diiwaan galiyay xiligaasi, Abdi Hakin Ulad, nasiib wanaag waxaa uu ku guuleystay ciyaaraha Copenhagen Half  Marathon, isagoona orod ku dhaafay kudhowaad 24,000 oo tartamayaal ah. Waxaa uu ku cararay 1:02:48, Abdi Hakin Ulad , kaliya ma uusan qaadan guusha laakiin, kamana adkaanin ciyaartooydii dalkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sanadkii 2001 ayaa uu galay dalka Denmark, isagoo Qaxooti ahaan loo diiwaan galiyay xiligaasi, Abdi Hakin Ulad, nasiib wanaag waxaa uu ku guuleystay ciyaaraha Copenhagen Half  Marathon, isagoona orod ku dhaafay kudhowaad 24,000 oo tartamayaal ah.

Waxaa uu ku cararay 1:02:48, Abdi Hakin Ulad , kaliya ma uusan qaadan guusha laakiin, kamana adkaanin ciyaartooydii dalkaasi udhalatay balse waxaa uu ka adkaaday dhamaan ciyaartooydii dalkaasi u ordeysay. Ayeey masuuliinta ciyaaraha dalkaasi ay sheegeen.

- Advertisement -

Abdi Hakin Ulad, hada waa muwaadin heysta dhalashadda dalka Denmark waxaana uu ku nool yahay magaalo ku taala daafaha caasimadda Copenhagen oo lagu magacaabo Hvidore, Mr Abdi Hakin Ulad, waxaa uu dalka Denmark tagay isagoo 14 jir ah.

Qiyaastii 125,000 Usero fecebook ah ayaa daawatay Video kusaabsanaa orodkiisa oo aan anigaba aan ku jiro oo aan kadaaway soomaaliya, intii uu ku guda jiray orodka, waan guul soomaaliya usoo hoyatay, inkasoo uu heysto dhalashada dalka Denmark haddana waxaa uu lamid yahay Mo Frah oo u orda dalka Ingiriiska xalayna rikoor wanaagsan ka dhigay caalamka.

“ Aad ayaan ufaraxsanahay maxaa yeelay waxaa lagu qabtay tartanka dalka Denmar, waa dhacdo igu xusuus ah” ayuu wariyaasha usheegay orodyahanka.

- Advertisement -

Abdi Hakin Ulad, ayaa waxaa uu meteli doonaa dalka Denmark koobka 2016 ee Olympics-ka ee 10,000 ee Meter.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts