HomeWararKenya oo ku dhawaaqaday dagaal cusub oo ka dhan ah Al Shabab

Kenya oo ku dhawaaqaday dagaal cusub oo ka dhan ah Al Shabab

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Dowlada Kenya ayaa ku dhawaaqday gelinkii dambe ee shalay howlallo cusub oo ka dhan ah Al Shabab, xili ay shalau werar xoogan ay ku qaadeen ciidamadooda keymaha udhexeeya xadka somaliya iyo Kenya. Wasiirka ammaanka dalka Kenya Joseph Nkaisserry ayaa yiri “ Xarakada Al Shabab waxaa ay werarada ay nagusoo qaadaan ay kasoo abaabulaan keynta Boni”. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlada Kenya ayaa ku dhawaaqday gelinkii dambe ee shalay howlallo cusub oo ka dhan ah Al Shabab, xili ay shalau werar xoogan ay ku qaadeen ciidamadooda keymaha udhexeeya xadka somaliya iyo Kenya.

Wasiirka ammaanka dalka Kenya Joseph Nkaisserry ayaa yiri “ Xarakada Al Shabab waxaa ay werarada ay nagusoo qaadaan ay kasoo abaabulaan keynta Boni”.

- Advertisement -

Bishii September ee sanadkii 2013 ayaa waxaa ay Al Shabab ay ku dileen 67 ruux oo ku suganaa suuqa ganacsi ee Westaget.

Dowlada Kenya ayaa waxaa ay dhawaan ay sheegeen in dagaalo ka dhan ah Al Shabab, ay sii xoojin doonaan.

Kenya ayaa waxaa ay kamid tahay ciidamada howgallada AMISOM ee soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts