HomeWararFaahfaahino Dheeraad Oo Laga Helayo Shilkii Ka Dhacay Masjidka Magaaladda Makka+Sawirro

Faahfaahino Dheeraad Oo Laga Helayo Shilkii Ka Dhacay Masjidka Magaaladda Makka+Sawirro

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Ugu Yaraan 100 qof ayaa la xaqiijiyay in ay geeriyoodeen inkabadn 200 oo kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii uu soo dumay wiishka dhismo ka waday qaybta bari ee Masjidul-xaraamka. Xilliga uu wiilshka soo dumayay ayaa la tilmaamay in Masjidul-xaraamka ay ku dukanayeen xujeey farbadan. Qof kamida dadka xujeyda ayaaa warbaahinta waxaa uu u sheegay in […]

- Advertisement -

Ugu Yaraan 100 qof ayaa la xaqiijiyay in ay geeriyoodeen inkabadn 200 oo kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii uu soo dumay wiishka dhismo ka waday qaybta bari ee Masjidul-xaraamka.

Xilliga uu wiilshka soo dumayay ayaa la tilmaamay in Masjidul-xaraamka ay ku dukanayeen xujeey farbadan.

- Advertisement -

Qof kamida dadka xujeyda ayaaa warbaahinta waxaa uu u sheegay in dadka dhintay ay gaarayaan ilaa 100 qof halka 230 kalena ay ku dhaawacmeen.

Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in soo dumista wiishka ku yaala Masjidka Xaramka ay sabab u tahay dabeylo iyo roob xoogan.

Wali Waxaa magaaladda Makka Ka Socda Gargaar lagu soo badbaaadinayo dad la sheegay in wali ay macquultahay in ay ku jiraan wiishka dumay hoostiisa.

- Advertisement -

Daawo Sawiradda lagasoo qaaday masjidka.

2C31B11700000578-3231117-A_picture_captures_the_moment_that_the_fatal_crane_was_struck_by-a-42_1441993106448Untitled-5.jpg2C31C20500000578-3231117-Horror_Rescue_workers_and_Muslims_who_have_journeyed_to_Mecca_fo-a-39_14419931062502C31E25B00000578-3231117-image-m-58_14419947676832C31E33C00000578-3231117-image-m-70_14419955520562C31E28800000578-3231117-image-m-63_14419951534552C320F0800000578-3231117-image-m-86_14419986640792C320F2000000578-3231117-image-a-88_14419987331182C3210ED00000578-3231117-image-m-99_14419993185372C31949F00000578-3231117-At_least_62_people_were_killed_and_30_injured_when_a_crane_crash-a-37_14419931061022C32100700000578-3231117-image-m-83_14419985612272C32114700000578-3231117-image-m-98_14419992347642C32114700000578-3231117-image-m-98_14419992347642C32100700000578-3231117-image-m-83_14419985612272C31949F00000578-3231117-At_least_62_people_were_killed_and_30_injured_when_a_crane_crash-a-37_1441993106102

Latest stories