HomeWararBurcad badeeda soomalida oo shegtay in lacago madax furasho oo waAli ah...

Burcad badeeda soomalida oo shegtay in lacago madax furasho oo waAli ah ay ka qaateen suxufi u dhashay dalka Jarmalka

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wada xaajoodyaasha ayaa bixiyay 1.6 million oo madaxfurasho ah, oo lagu sii daayay wariye udhashay German-American oo ay kooxaha burcad badeda soomaalida ay heysteen mudo labo sano iyo sided biloow.

“Afhayeenka dowlada Jarmalka ayaa kol hore xaqiijiyay in aysan jirin wax madaxfurasho ay siiyeen kooxdii burcad badeeda soomaalida ee heysatay wariye Michael Scott Moore, Maadama ay siyaasada Mareykanka ay mamnucday in madaxfurasho la siiyo kooxaha lamidka ah Burcad badeeda” ayuu sheegay.

“ Michael Scott Moore, waa uu wanaagsanyahay iminka, waxaa uu helay daryeel dawo oo wanaagsan, ayeey tiri wasaarada arimaha dibada dalka Jarmalka” .

Moore, oo 45-jir ah ayaa kasoo duulay caasimada dalka Kenya, kadib markii ay siidaayeen kooxdaha burcad badeeda soomaalida.

Wariye Michael Scott Moore oo asal ahaan u dhashay dalka Jarmalka, balse hadda haysta Dhalashada dalka Mareykanka ayaa lagu afduubay Gobolka Mudug Bishii January ee 2012 xilligaasi oo Warbixin ka qorayay Burcad-badeeda.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories