HomeWararDowlada Taiwan oo balanqaaday US$166,000 oo lagu dhisayo Hanaanka isgaarsiinta bada soomaaliya

Dowlada Taiwan oo balanqaaday US$166,000 oo lagu dhisayo Hanaanka isgaarsiinta bada soomaaliya

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Dowlada Teywaan, ayaa saxiixday in ay gacan ka geysaneyso xiriirka iyo isku xirka badbaadinta dhibaatooyinka laga soo sheego xeebaha soomaaliya.

Qubaro iyo wakiilo ka socda Hey’adda Ocean Beyond Piracy ee loosoo gaabiyo OBP, iyo wakiilka dowlada Taiwan ee EU iyo Dalka Belgium James Burnell-Nugent, ayaa ku sugnaa xaruunta lagu saxiixay heshiiska ah in ay dowlada Taiwan ka qeybqaadato amaanka biyaha soomaaliya.

Sidoo kale dowlada Taiwan ayaa sheegtay in ay bixineyso lacag gaareysa US$166,000 oo wax looga qabto amaanka biyaha soomaaliya, waxaana sidoo kale lagu dhisi doonaa, shan xaruumood sis are loogu qaado amaanka iyo isgaarsiinta bada soomaaliya sida uusheegay wasiirka ari,arimaha dibada dalka Taiwan.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories