HomeWararSoomaaliya oo dalbatay ciidamo ajaanib ah oo dheeraad ah oo la...

Soomaaliya oo dalbatay ciidamo ajaanib ah oo dheeraad ah oo la dagaalama Al Shabab

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Wasiirka arrimaha dibada ee dalka Soomaliya Abdusalam Cumar, oo wareysi siiyay wakaaladda wararka ee dalka Ingiriiska ee Reuters, ayaa sheegay in soomaaliya iminka ay ubaahantaya ciidamo kaloo ajaanib oo dheeraad ah, si loo abuuro shaqooyin iyo si loola dagaalamo Al Shabab.

Xarakada Al Shabab, oo meelo ka mid ah soomaaliya maamusha, ayaa dhawaan waxa ay weeraro qasaare kasoo gaaray ciidamada AMISOM ay ku qaadeen saldhiga janaale ee ciidamada Ugnada halkaasoo ay ku dileen 12 askeri.

“ Dagaalka Al Shabab, waxaa uu ubaahanyahay taageero dowladaha reergalbeedka ah, si wax looga qabto amaanka iyo dhaqaalaha Waxaan sidoo kale ubaahanahy tababaro, iyo waxyaabo kaloo laga mamaarmaan ah.” ayuu yiri wasiirka.

Soomaaliya ayaa imminka waxaa ku sugan askar ka socda dowladaha gobolka kuwaasoo la dagaalama Al Shabab, oo tiradoodu ay ku dhowdahay 22,000 oo askari.

 

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories