HomeWararDhageyso: Dhaawacyadii ku wax noqday dagaalkii Cabudwaaq oo Xaaladooda laga deyrinaayo.

Dhageyso: Dhaawacyadii ku wax noqday dagaalkii Cabudwaaq oo Xaaladooda laga deyrinaayo.

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Inkabadan 10 ruux oo siyaabooyin kala duwan ugu dhaawacmay dagaalkii ka dhacay degmada Caabudwaaq kuwaas oo lageeyay Cisbitaalka xayaat ee Caabudwaaq ayaa haatan lasoo warinayaa in aay qaar kamid ah dhaawacyadaas xaaladoodu aay aad u adagtahay, islamarkaana isbitaalkaas aan waxba looga qaban karin Sida uu Idaacada Dalsan u xaqiijiyay Agaasimaha guud ee Cisbitaalka Xayaat Dr Daa’uud […]

- Advertisement -

Inkabadan 10 ruux oo siyaabooyin kala duwan ugu dhaawacmay dagaalkii ka dhacay degmada Caabudwaaq kuwaas oo lageeyay Cisbitaalka xayaat ee Caabudwaaq ayaa haatan lasoo warinayaa in aay qaar kamid ah dhaawacyadaas xaaladoodu aay aad u adagtahay, islamarkaana isbitaalkaas aan waxba looga qaban karin Sida uu Idaacada Dalsan u xaqiijiyay Agaasimaha guud ee Cisbitaalka Xayaat Dr Daa’uud Macalin Cumar,

Halkaan Ka Dhageyso:

- Advertisement -

 

Latest stories