HomeWararLix ruux oo ay Soomaali ku jirto ayaa lagu xiray jaziirada Malta

Lix ruux oo ay Soomaali ku jirto ayaa lagu xiray jaziirada Malta

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Booliska jaziirada Malta, ayaa xalay xir xiray lix ruux oo u kala dhashay wadamada, Talyaaniga iyo Soomaaliya, kuwaasoo ay ku heleen maandooriyaha nooca Cocaine sida uu daabacay wargeyska the times of Malta. Warbixinta ayaa sidoo kale sheegeysa in Booliska ay weeraren, hooy ay joogeen ragaasi, kadib markii ay maalmo u kuurgalayeen. Booliska ayaa waxaa ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Booliska jaziirada Malta, ayaa xalay xir xiray lix ruux oo u kala dhashay wadamada, Talyaaniga iyo Soomaaliya, kuwaasoo ay ku heleen maandooriyaha nooca Cocaine sida uu daabacay wargeyska the times of Malta.

Warbixinta ayaa sidoo kale sheegeysa in Booliska ay weeraren, hooy ay joogeen ragaasi, kadib markii ay maalmo u kuurgalayeen.

- Advertisement -

Booliska ayaa waxaa ay howgalladaasi ay ka sameeyeen sidoo kale goobaha Daroogada  iyo qeybta eeyaha oo ah meelaha ugu badan ee dadka noocaasi ah laga soo qabto.

Dalkan yar ee ku yaala cirifka koonfureed ee Qaarada Yurub, ayaa waxaa jooga soomaali badan oo dalkooda ka cararay sanadkii 1991 waqtigii dagaalada sokeeye ay ka bilawden soomaaliya, waxaana carruurtii lagu dhalay halkaasi iminka ay jiran20 sanno.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts