HomeWararDEG DEG: Ciidamadda Itoobiya Iyo Ilaaladda Maxamed Cabdi Kaliil Oo Isku Dhacay

DEG DEG: Ciidamadda Itoobiya Iyo Ilaaladda Maxamed Cabdi Kaliil Oo Isku Dhacay

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Ciidamadda Itoobiya iyo Ilaaladda gudoomiyihii hore ee gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa isku dhac waxaa uu ku dhex maray duleedka degmadda Garbahaareey ee gobolka Gedo.

Maamulka iminka ka taliya Gedo ayaa u diiday in gudaha magaaladda uu soo galo Gudoomiyihii hore ee gobolkaasi Maxamed Cabdi Kaliil.

Isku dhaca ayaa yimid kadib markii Saacadihii ugu dambeeyay Ilaaladda Maxamed Cabdi Kaliil ay fariisimo ay ka sameesteen duleedka Magaaladda.

Lasoco Faahfaahinta.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories