HomeWararAkhriso: Ra’iisul wasaaraha oo Cabdi Jiinow u magacaabay xil cusub

Akhriso: Ra’iisul wasaaraha oo Cabdi Jiinow u magacaabay xil cusub

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxa uu Maareeyaha Guud ee Mashruuca Horumarinta Xeebaha iyo kalluumeysiga u magacaabay Eng. Cabdi Jiinow Calasow. Wareegtada ayaa u qorneyd sidan:- Ujeeddo: Magacaabid Maareeyaha Guud ee Mashruuca Horumarinta Xeebaha iyo Kalluuumeysiga Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Markuu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxa uu Maareeyaha Guud ee Mashruuca Horumarinta Xeebaha iyo kalluumeysiga u magacaabay Eng. Cabdi Jiinow Calasow.

Wareegtada ayaa u qorneyd sidan:-

- Advertisement -

Ujeeddo: Magacaabid Maareeyaha Guud ee Mashruuca Horumarinta Xeebaha iyo Kalluuumeysiga

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Markuu arkay: Qodobka 99aad (A), (D) iyo (G) ee Dastuurka JFS.

- Advertisement -

Markuu arkay: Qodobka 100aad= (A) iyo (D) ee Dastuurka JFS.

Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo in la xoojiyo lana dardargaliyo Mashruuca Horumarinta Xeebaha iyo Kalluumeysiga

Markuu arkay: Taariikh-Nololeedka, khibradda iyo aqoonta Xeebaha ee uu leeyahay

aqoonyahanka hoos ku xusan

Wuxuu xeeriyey:

Qod.1aad

Magacaabid

Eng. Cabdi Jiinow Calasow, waxaa loo magacaabay Maareeyaha Guud ee Mashruuca Horumarinta Xeebaha iyo kalluumeysiga, laga bilaabo taariikhda sare ku xusan.

Qod.2aad

Dhaqan-gal

Magacaabidani waxay dhaqan-gelaysaa marka uu saxiixo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka, waxaana lagu soo saarayaa Faafinta Rasmiga ah ee Dowladda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts