HomeWararDhageyso: Wasaaradda Batroolka Oo Heshiis La Saxiixatay Shirkad Baarta Shidaalka Soomaalia

Dhageyso: Wasaaradda Batroolka Oo Heshiis La Saxiixatay Shirkad Baarta Shidaalka Soomaalia

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wasiirka Wasaaradda Badroolka iyo Macdanta Somalia Maxamed Muqtaar ayaa heshiis la saxiixday shirkad baarta shidaalka Somalia. Waxaa uu sheegay wasiirka in ay haboontahay in si deg deg ah lagu ogaado  kheyraadka ku jira dalka Maadaamadda Wadanka uu Waqti badan bur bur kusoo jira. “Waxa ugu weyn oo loo baahan yahay ayaa ah in aan ogaano […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Badroolka iyo Macdanta Somalia Maxamed Muqtaar ayaa heshiis la saxiixday shirkad baarta shidaalka Somalia.

Waxaa uu sheegay wasiirka in ay haboontahay in si deg deg ah lagu ogaado  kheyraadka ku jira dalka Maadaamadda Wadanka uu Waqti badan bur bur kusoo jira.

- Advertisement -

“Waxa ugu weyn oo loo baahan yahay ayaa ah in aan ogaano waxaa aan heysano iyo waxa aan leenahay heshiiskan aan halkan u fadhino ayaa ah in shirkaddan ay baarto dhul dhan 28 000 KM”

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo ka qeybgalay heshiiskaasi ayaa dhankiisa xusay in ay wanaagsan tahay in dadka soomaaliyeed ay ka faa’iideestaan qeyraadka ku jira dalkooda.

Ra’iisul Wasaare Sharma’arke ayaa xusan in sidoo kale loo baahan yahay in dhalinyaradda loo sameeyo shaqo Abuur.

Latest stories