HomeWararMaxkamad ku taalla Jaziiradda Seychelles oo amartay in dib Dalka loogu soo...

Maxkamad ku taalla Jaziiradda Seychelles oo amartay in dib Dalka loogu soo celiyo 8 qof oo Burcad Badeed Soomaali ah

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Maxkamada Racfaanka Jaziirada Seychelles ayaa Maanta amartay in dib Soomaaliya loogu soo celiyo 8 Burcad Badeed Soomaali ah oo ay ku jiran Laba da’yar ah.

Maxkamada Racfaanka ayaa qaadacday Dambi Burcad badeednimo ah oo Soomaalidan ay ku soo oogtay Maxkamada Sare Ee Seychelles.

Waxa loo heystay Weerar dhacay Bishii Febraayo Sanadkii 2013kii Weerarkas oo lala eegtay Markab uu ka babanayay Calanka Banama waxana soo xiray iyaga oo 9 ruux ah Markab Dagaal oo laga leeyahay Dalka Holland.

Toddobo kamid ah Raggan waxa hore loogu riday Xabsi muddo Lix Sanno ah Halka Laba kale oo Soomaali ah ay Maxkamada amartay marsii horeysay in lasii daayo waayo waaa Dad aan weli qaan gaarin.

Inta badan Burcad badeeda Dambiyada lagu helo waxa loo soo wareejiyaa Soomaaliya gaar ahaan Somaliland iyo Puntland.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories