HomeWararKenya oo u Baroor diiqeysa Askar Uganda looga dilay Soomaliya

Kenya oo u Baroor diiqeysa Askar Uganda looga dilay Soomaliya

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Amina Maxamed ayaa ugu horeyn Cambaareysay Weerarkii Al Shabab ay ku dileen 50 ka tirsan Ciidamada Uganda iyada oo tacsi u dirtay dhamaan qoysaska dhibanayaasha. Wasiirka waxa ay shaacisay in Kenya ay si dhaw Beesha Caalamka kala sii shaqeyn doonto Xasilinta Wadanka Soomaaliya. Kenya sido kale waxa ay u baroor diiqeysaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Amina Maxamed ayaa ugu horeyn Cambaareysay Weerarkii Al Shabab ay ku dileen 50 ka tirsan Ciidamada Uganda iyada oo tacsi u dirtay dhamaan qoysaska dhibanayaasha.

Wasiirka waxa ay shaacisay in Kenya ay si dhaw Beesha Caalamka kala sii shaqeyn doonto Xasilinta Wadanka Soomaaliya.

- Advertisement -

Kenya sido kale waxa ay u baroor diiqeysaa 12 Askari oo Uganda ay sheegtay in looga dilay Weerarkii Al Shabab ay ku qaaden Janaale.

AMISOM waxa ay sheegtay in aysan jirin askar kale oo kaga geeriyootay ama kaga maqan Weerarkii Talaaladadii hore ay  Al Shabab la eegten Xarunta AMISOM Ee Degmada Janale.

Sido kale AMSIOM waxa ay shaacisay iney arinta xeelad iney markii hore uga baxeen Xaruntooda balse aysan jirin in awood looga saaray.

- Advertisement -

Nin goob jooge ah ayaa Warbaahinta Kenya u sheegay inuu arkay meydadka ku dhawaad 30 askari.

AMISOM ayaa dowlada taageerta waxaana Howlgalkasi ka qeyb qaata 22,000 Askari oo ka kala yimid Dalalka Burundi, Djibouti, Ethiopia, Kenya iyo Uganda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts