HomeWararUganda oo xaqiijisay in 12 Askari Looga Dilay Janaale

Uganda oo xaqiijisay in 12 Askari Looga Dilay Janaale

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Dowladda Uganda ayaa xaqiijisay in ugu yaraan 12 Askari looga dilay Weerarkii Talaadadii ay Al Shabab kula wareegen Saldhiga AMISOM Ee Janaale.

Telefishinka NTV Uganda ayaa shaaciyay in Ciidamadasi Maanta loo qaadi doono Magaaladda Kampala Ee Dalka Uganda si Halkasi loogu aaso.

Paddy Akunda oo ah Afhayeenka Ciidamada Uganda ayaa isagana xaqiijiyay in aysan jirin Ciidamo la la’yahay oo ka tirsan Kuwa AMISOM waxana uu shaaciyay in AMISOM ay tirisay dhamaan askarteeda.

Ugu yaraan 50 askari ayaa ku dhimatay 50 kalena waxa lagu waayay Weerarkasi sida laga soo xigtay Ila wareedyo isugu jira Dadka deegaanka iyo kuwa reer galbeedka ah oo ku sugan Soomaaliya.

AMISOM waxa ay beenisay khasaarahasi iyada oo sheegtay ineysan jirin balse ay dib ka faahfaahin doonan khasaaraha Rasmiga.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories