HomeWararPaddy Ankunda “Ciidamadda Uganda Waxaa ay Qaadi Doonaan Falcelin Ku Aadan Weerarkii...

Paddy Ankunda “Ciidamadda Uganda Waxaa ay Qaadi Doonaan Falcelin Ku Aadan Weerarkii Al Shabab Ee Janaale”

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Hadal Qoraal ah oo uu bogiisa Twitter-ka Soo dhigay Afhayeenka Ciidamadda Militariga Uganda Paddy Ankunda ayaa waxaa uu kaga hadlay weerarkii Al shabaab ay ku qaadeen Saldhigga Ciidamadda AMISOM Uganda ay ku leeyihiin Degmadda Janaale Ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Captain Paddy ayaa sheegay in Ciidamadda Uganda ee ku sugan dalka Soomaaliya ay qaadi doonaan jawaab […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal Qoraal ah oo uu bogiisa Twitter-ka Soo dhigay Afhayeenka Ciidamadda Militariga Uganda Paddy Ankunda ayaa waxaa uu kaga hadlay weerarkii Al shabaab ay ku qaadeen Saldhigga Ciidamadda AMISOM Uganda ay ku leeyihiin Degmadda Janaale Ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Captain Paddy ayaa sheegay in Ciidamadda Uganda ee ku sugan dalka Soomaaliya ay qaadi doonaan jawaab adag oo ay kaga aargudsanayaan Dagaalamayaasha Al Shabaab.

- Advertisement -

“Ciidamadda Uganda Ee Soomaaliya Waxaa ay Qaadi Doonaan Falcelin Adag Oo Ku Aadan Weerarkii Al Shabab Ee Janaale” Sidaasi Waxaa Yiri Paddy Ankunda.

Hadalka Afhayeenka Ciidamadda Militarigga Uganda ayaa waxaa uu imaanayaa iyadoo Dagaalayaasha Al Shabaab Weerar Xoogan ay Aroornimadii Taladada  ku qaadeen Saldhigga Ciidamadda AMISOM ay Ku Leeyihiin Janaale.

Weerarkaasi ayaa Al shabaab waxa ay sheegeen in ay ku dileen 50 Askarta AMISOM Uganda ka tirsan Balse Captain Paddy  Ankunda ayaa hadalkaasi ku tilaamay mid been abuur ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts