HomeWararSoomaali Maanta lasoo taagayo Maxkamad ku taala Mareykanka

Soomaali Maanta lasoo taagayo Maxkamad ku taala Mareykanka

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dhalinyaro soomaali ah oo gaareysa 7 oo doonayay in ay ku biiran Daacish,ayaa maanta oo arbaco ah waxaa lasoo taagayaa maxkamd ku taala dalka Mareykanka. Dhalinyarada ayaa lagu cadeeyay in ay doonayeen in ay ka duuli lahaayeen garoonka diyaaradaha ee Minnesota, waxaana gacanta ku dhigay ciidamada ammaanka ee dalkaasi, mareykanka. Toddobada ruux ee soomalida ah […]

- Advertisement -

Dhalinyaro soomaali ah oo gaareysa 7 oo doonayay in ay ku biiran Daacish,ayaa maanta oo arbaco ah waxaa lasoo taagayaa maxkamd ku taala dalka Mareykanka.

Dhalinyarada ayaa lagu cadeeyay in ay doonayeen in ay ka duuli lahaayeen garoonka diyaaradaha ee Minnesota, waxaana gacanta ku dhigay ciidamada ammaanka ee dalkaasi, mareykanka.

- Advertisement -

Toddobada ruux ee soomalida ah ayaa waxaa ay dhamaantooda ay kasoo jeedaan Minneasota, waana halka ugu badan ee soomaalida dalkasi ay degan tahay.

Xeer ilaaliyaha dhinaca difaaca Mareykanka, ayaa sheegay in raggan ay ahaayen kuwo ay ka go’neyd in ay ku biiraan jihaadistayaasha Daacish ee ka dagaalama dalalka Ciraaq iyo Suuriya.

Latest stories