HomeWararBoliiska Cadaado Oo Xeray Rag Haween Ku Kufsaday Galgaduud

Boliiska Cadaado Oo Xeray Rag Haween Ku Kufsaday Galgaduud

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Ciidamadda Maamulka Galmudug oo howlgal ka sameeyay xaafado ka tirsan Magaaladda Cadaado ayaa waxaa ay kusoo qab qabteen rag la sheegay in ay kufsadeen Haaween ku safrayay Gobolkaasi. Maxamed Jimcaale Cosoble Oo ah Taliyaha Guud ee Ciidamada Booliska Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ciidamadda ay gacanta ku dhigeen 6 qof oo ahaa ragii kufsaday 3 haween […]

- Advertisement -

Ciidamadda Maamulka Galmudug oo howlgal ka sameeyay xaafado ka tirsan Magaaladda Cadaado ayaa waxaa ay kusoo qab qabteen rag la sheegay in ay kufsadeen Haaween ku safrayay Gobolkaasi.

Maxamed Jimcaale Cosoble Oo ah Taliyaha Guud ee Ciidamada Booliska Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ciidamadda ay gacanta ku dhigeen 6 qof oo ahaa ragii kufsaday 3 haween ah.

- Advertisement -

“Ciidamadda waxaa ay gacanta ku dhigeen Lix qof oo dambiilayaal ah kuwaas oo kufsaday seddax haween ah waxaana loo taxaabay xabsigga magaaladda” Sidaasi waxaa yiri Taliye Cosoble.

“Seddaxda Haween ee la kufsaday waxaa ku jirta Hooyo wadata Labo Caruur ah lehna  Uur Sideed Bilood ah, Haweenka la kufsaday hadda waxaaa ay jiifaan cisbitaal ku yaalla Magaaladda Cadaado”

Dhinaca kale Taliyaha Guud ee Ciidamada Booliska Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ciidamadda ay soo qabteen Qamri iyo Ragii watay,waxaana uu xusay in magaaladda lagu soo bandhigay.

Latest stories