HomeWararDhageyso: Guddiga Xulista Baarlamaanka K/Galbeed & Xubno Kasocdo IGAD Oo Ku Kulmay...

Dhageyso: Guddiga Xulista Baarlamaanka K/Galbeed & Xubno Kasocdo IGAD Oo Ku Kulmay Baydhabo

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Xubno ka tirsan Urur goboleedka IGAD, Siyaasiyiin iyo Guddigii loo xilsaaray soo xulista Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa maanta Kulan ku yeeshay magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiiro ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Somalia.

- Advertisement -

Xubno ka tirsan Urur goboleedka IGAD, Siyaasiyiin iyo Guddigii loo xilsaaray soo xulista Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa maanta Kulan ku yeeshay magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiiro ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Somalia.

Latest stories