HomeWararTaliye-xigeenka Ciiddanka Uganda oo yimid Muqdisho, xilli ay socdaan baaritaanadda dilkii ka...

Taliye-xigeenka Ciiddanka Uganda oo yimid Muqdisho, xilli ay socdaan baaritaanadda dilkii ka dhacay Marka.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Iyadoo ay 3 ka tirsan Askarta Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM u xiran yihiin dhacdadii  lagu dilay dhowr qof oo rayid oo ku sugnaa magaalladda Marka ayaa waxaa magaalladda Muqdisho soo gaaray Taliye-xigeenka Ciiddanka Uganda, Jeneral Charles Angina. Sarkaalkaasi ayaa la sheegay inuu booqday Deegaanadda ay ka hawl-galaan Ciiddanka Uganda ee hoos taga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo ay 3 ka tirsan Askarta Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM u xiran yihiin dhacdadii  lagu dilay dhowr qof oo rayid oo ku sugnaa magaalladda Marka ayaa waxaa magaalladda Muqdisho soo gaaray Taliye-xigeenka Ciiddanka Uganda, Jeneral Charles Angina.

Sarkaalkaasi ayaa la sheegay inuu booqday Deegaanadda ay ka hawl-galaan Ciiddanka Uganda ee hoos taga Hawlgalka AMISOM iyo kuwa Khaaska u ilaaliya Madaxda iyo Dhismayaasha QM ku leeyihiin Somalia.

- Advertisement -

Jeneral Charles Angina waxa uu Ciiddankaasi kala hadlay inay xoojiyaan Ammaanka, dhowraan Anshaxa iyo Badbaadinta dadka rayidka ee ku nool Deegaannadda ay Ciiddanka Uganda ka hawlgalaan.

Waxa uu sheegay inuu aad u wanaagsan yahay xiriirka Wada-shaqeynta ee Ciiddanka Uganda iyo kuwa Dowladda Federalka Somalia, wuxuuna ku baaqay in lama huraan tahay in si toos ah loo maalgeliyo, loona horumariyo Ciiddanka Somalia.

Dhinaca kale, Taliyaha Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM, Sarreeye Guuto Sam Kavuma ayaa ku tilmaamay Safarka Jeneral Charles Angina mid Taariikhi ah oo lagu dhisayo Mooraalka iyo Dishibiliinka Ciiddanka Uganda ee ku sugan Somalia.

- Advertisement -

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts