HomeWararDowladda Kenya oo kordhisay CafiskII loo fidiyey Dhallinyarradda Kenyaanka ee ku biiray...

Dowladda Kenya oo kordhisay CafiskII loo fidiyey Dhallinyarradda Kenyaanka ee ku biiray Xarakadda Alshabaab

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Kenya, Joseph Nkaiserry ayaa hadalkaasi ku sheegay mar uu Suxxufiyiinta kula hadlay magaalladda Mombasa, wuxuun xusay inay Dowladda kordhiyey muddada cafiska ee loo qabtay inay Dhallinyaradda ku biiray Xarakadda Alshabaab isku soo dhiibaan. Wasiirka ma cayiman muddada loo kordhiyey cafiskaasi, wuxuuna ugu baaqay Hay’addaha Ammaanka inaysan dhibaataynin Dhallinyaradda isa soo […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Kenya, Joseph Nkaiserry ayaa hadalkaasi ku sheegay mar uu Suxxufiyiinta kula hadlay magaalladda Mombasa, wuxuun xusay inay Dowladda kordhiyey muddada cafiska ee loo qabtay inay Dhallinyaradda ku biiray Xarakadda Alshabaab isku soo dhiibaan.

Wasiirka ma cayiman muddada loo kordhiyey cafiskaasi, wuxuuna ugu baaqay Hay’addaha Ammaanka inaysan dhibaataynin Dhallinyaradda isa soo dhiibayo, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Kenya, Joseph Nkaiserry, waxa uu amar ku bixiyey in Baaritaano lagu sameeyo Eedeymaha sheegayo in la la’ yahay Dhallinyarro Kenyaan oo lala xiriiriyo inay ka tirsan yihiin Alshabaab, gaar ahaan kuwa ka soo jeeda magaalladda Mombasa.

Waxa uu tilmaamay inuu magacaabay Guddi Ammaan oo baaritaano ku smeeyo Eedeymahaasi, isla markaana runta u sheega Dadka Kenyaanka.

Dhinaca kale, Hay’addaha Ammaanka Kenya ayaa sheegay in ka badan 200 Dhallinyarro lagu eedeynayo inay gacansaar la leeyihiin Xarakadda Alshabaab  la la’ yahay halka ay ku dambeeyeen.

- Advertisement -

Dhallinyaradaasi ayaa ahaa kuwa dhawaan laga sii daayey Xabsiga Mombasa, kuwaasi oo ay Boliska  bishii September ee sannadkii hore uga soo qabteen Masaajidda Minaa, Safwa, Musa iyo Sakiina oo ku yaalla magaalladda Mombasa.

© Radio Dalsan

Latest stories