HomeWararMadaxweyne Xasan Sheeh oo u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta

Madaxweyne Xasan Sheeh oo u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Wafdi uu horkacayo Madaxweynaha DFS, Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxat dalka Imaaraadka Carabta. Madaxweyna waxa uu casuumaad ka helay Amiirka dalkaasi, Sheekh Maxamed Bin Zaayid Alnahyaan, waxaana la filyaa inay ka wada hadlaan Xoojinta Xiriirka Labada Waddan, iyadoo Dowladda Imaaraadka Carabta taageero badan siiyaan Dowladda Federalka. Wafdiga Madaxweynaha waxaa Garoonka Aadan Cadde […]

- Advertisement -

Wafdi uu horkacayo Madaxweynaha DFS, Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxat dalka Imaaraadka Carabta.

Madaxweyna waxa uu casuumaad ka helay Amiirka dalkaasi, Sheekh Maxamed Bin Zaayid Alnahyaan, waxaana la filyaa inay ka wada hadlaan Xoojinta Xiriirka Labada Waddan, iyadoo Dowladda Imaaraadka Carabta taageero badan siiyaan Dowladda Federalka.

- Advertisement -

Wafdiga Madaxweynaha waxaa Garoonka Aadan Cadde International Airport ku sii sagootiyey Guddoomiyaha Barlamaanka Federalka, Prof. Maxamed Sh. Cusmaan “Jawaari” iyo Ms’uuliyiin ka kala socota Labada Gole ee Dowladda.

M 1 m 2 M 4 M 6 M 8

 

Latest stories