HomeWararCarwada Buugaagta Muqdisho oo Maanta la soo xirayo

Carwada Buugaagta Muqdisho oo Maanta la soo xirayo

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Carwada Buugaagta Muqdisho ayaa galaya Maalinta Seddexaad ahna Maalintii ugu dameysay waxana la soo bandhigi doonnaa Buugag kale oo aad u xiiso badan. Carwada waxa shalay Marti ku ahaa oo ay ka qeybgalaya su’aalo weydiiyen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Carwada ayaa furmatay Maalintii Arbacadda waxana ka soo qeybgalay Abwaano qorayaal caan ah oo ay ku […]

- Advertisement -

Carwada Buugaagta Muqdisho ayaa galaya Maalinta Seddexaad ahna Maalintii ugu dameysay waxana la soo bandhigi doonnaa Buugag kale oo aad u xiiso badan.

Carwada waxa shalay Marti ku ahaa oo ay ka qeybgalaya su’aalo weydiiyen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

- Advertisement -

Carwada ayaa furmatay Maalintii Arbacadda waxana ka soo qeybgalay Abwaano qorayaal caan ah oo ay ku jiraan Abwaan Cowsgurow,Abwaan Barre Bangaladesh iyo qoraaga Caanka ah Ee Axmed Idaajaa.

 

Latest stories