HomeWarar(Dhageysi+Sawirro) Hooyo Dhashay Gabar Yar Oo Dhibane Ah Oo Codsatay In Gar...

(Dhageysi+Sawirro) Hooyo Dhashay Gabar Yar Oo Dhibane Ah Oo Codsatay In Gar Gaar La Soo Gaarsiiyo

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Xaliimo Maxamed Nuur waa hooyo soomaaliyeed  oo dhashay gabar  dhibane ah,waxaa ay manta soo booqatay Radio Dalsan waxa ayna ka sheekeesay dhibaatada haysa gabadheeda yar. Fartuun Xasan Feysal waa gabar dhibane ah oo jirta Labo Sano Iyo Bar, Ma Fadhiisan karto, Cuntada Ma cuni karto oo waxaa lagu quudiyaa Faleembo,Mana Hadli Karto. Hooyo Xaliimo Maxamed […]

- Advertisement -

Xaliimo Maxamed Nuur waa hooyo soomaaliyeed  oo dhashay gabar  dhibane ah,waxaa ay manta soo booqatay Radio Dalsan waxa ayna ka sheekeesay dhibaatada haysa gabadheeda yar.

IMG_0005

- Advertisement -

Fartuun Xasan Feysal waa gabar dhibane ah oo jirta Labo Sano Iyo Bar, Ma Fadhiisan karto, Cuntada Ma cuni karto oo waxaa lagu quudiyaa Faleembo,Mana Hadli Karto.

IMG_0006

Hooyo Xaliimo Maxamed Nuur  ayaa tibaaxday in xanuunka gabadha yar uu ka bilowday Nabar qoorta uga soo baxay oo markii dambe qaliin lagu sameeyay.

- Advertisement -

Waxaa ay xustay in qaliinkaasi kadib gabadha yar uu madaxa weynaaday islamarkaana dhaqaatiirta ay ku wargaliyeen in dalka aan waxba looga qaban Karin.

IMG_0015

Maamadda ayaa dhinaca kale sheegtay in gabadha aysan seexanin habeen iyo Maalin,waxaana ugu dambeyn ay ugu baaqday Dowladda ,Hay’addaha Caalamka iyo Ciidii uu alle wax u dhiibay in ay soo gar-gaaraan.

IMG_0026

Fadlan Caawi Gabdha walaashaada ee dhibaateensan hadii aad awoodo.

Kala Xiriir 0616767702 Oo Laga Helo  Hooyo Xaliimo Maxamed Nuur Ama  0618252736 Laga Helo Aabe Xasan Feysal.

IMG_0018

IMG_0034

WQ: Mohamed Ahmed Jeelle

Latest stories