HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Diinsoor

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Diinsoor

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Wafdi balaaran oo ka kooban labada gole ee dowladda islamarkaana uu horkacay madaxweynaha Dalka Xasan sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmadda Diinsoor ee gobolka Baay.

Madaxweynaha Dalka iyo wafdigiisa waxaa degmadda kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka iyo kan degmadda Diinsoor waxaana aad loo adkeeyay amaamka guud.

- Advertisement -

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa lagu wadaa in Diinsoor uu kulamo kula qaato ciidamadda Dowladda Iyo Amisom si loo xaqiijiyo amaanka.

Socdaalka Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud uu ku Gaaray Diinsoor ayaa waxaa ay kusoo beegmeesaa iyada oo bishii hore degmadaasi laga faramaroojiyay Al shabaab.

Latest stories