HomeWararKismaayo: Is-qarxin lagu dilay Ciiddan ka tirsan kuwa Barre Hiiraale, laguna dhaawacay...

Kismaayo: Is-qarxin lagu dilay Ciiddan ka tirsan kuwa Barre Hiiraale, laguna dhaawacay Tabarayaal AMISOM

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Labo Dagaalyahan oo ka tirsan Xarakadda Alshabaab ayaa la sheegay inay isku qarxiyeen Xero lagu tababato Ciiddanka oo ku taalla Dekeddii hore ee magaalladda Kismaayo, waxaana qaraxaasi ku geeriyooday 10 ka tirsan Ciiddankii ku sugnaa Xeradda iyo raggii geystay is-qarxintaasi. Taliska AMISOM ayaa sheegay inay 3 Tababarayaal ka tirsan AMISOM ku dhaawacmeen Is-qarxintaasi. Qoraal ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Labo Dagaalyahan oo ka tirsan Xarakadda Alshabaab ayaa la sheegay inay isku qarxiyeen Xero lagu tababato Ciiddanka oo ku taalla Dekeddii hore ee magaalladda Kismaayo, waxaana qaraxaasi ku geeriyooday 10 ka tirsan Ciiddankii ku sugnaa Xeradda iyo raggii geystay is-qarxintaasi.

Taliska AMISOM ayaa sheegay inay 3 Tababarayaal ka tirsan AMISOM ku dhaawacmeen Is-qarxintaasi.

- Advertisement -

Qoraal ay AMISOM soo dhigeen Twitterka ayey ku sheegeen in gacanta lagu dhigay Labo Eedeysane oo lala xiriirinayo inay ku lug lahaayeen Is-qarxintaasi.

Xarakadda Alshabaab ayaa sheegatay inay ka dambeeyeen Is-qarxinta maanta lala beegsaday Ciiddan ku sugnaa Dekeddii hore ee Kismaayo.

Dhinaca kale, Afhayeenka Kolonel Barre Hiiraale ayaa ku eedeeyey Maamulka Axmed Madoobe inay soo abaabuleen Qaraxaasi oo uu sheegay inuu fuliyey Nin horey uga tirsanaa Alshabaab, balse haatan ka tirsanaa Ciiddanka Maamulka Jubbaland.

- Advertisement -

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts